Hormuud

Ku saabsan Hormuud

Hormuud Telecom waa shirkad Soomaaliyeed oo bixisa adeegyada isgaarsiinta casriga ah sida EVC Plus, Internet, iyo adeegyo badan oo kale.

Hadafkeena (Mission)

Inaan siino macaamiisheena adeegyo la isku haleyn karo oo la jaan qaadaya teknoolojiyadda cusub.

Aragtideena (Vision)

Inaan noqono hormuudka tiknoolajiyadda iyo isgaarsiinta ee gobolka.